Dhulbeere
Coming Soon
Madasha ugu horeysa ee Soomaaliya oo isku xirta beeralayda, ganacsatada, iyo macaamiisha — dalag cusub, tayo sare, iyo beer waara.
Waxaa ka hartay furitaanka beeraha
Maalmaha
Saacadaha
Daqiiqadaha
Ilbiriqsi
Dalagyada Laga Helayo Dhulbeere
Beero casri ah oo lagu beeray tignoolojiyo cusub, tayo sare loogu talagalay suuqa B2B iyo B2C
Sarreen/Qamadi
Tayo sare oo loogu talagalay jumlada iyo tafaariiqda.
B2B & B2CKhudaar & Miraha
Cagaar nool, organic, iyo gaarsiin degdeg ah.
Fresh MarketBariis Beeraleed
Bariis Soomaali oo dabiici ah, loo baahan yahay suuqa weyn.
Premium QualityB2B · Ganacsi-ganacsi
Jumlada dalagyada, qandaras gaar ah, iyo xiriir toos ah beeralayda waaweyn.
- Alaab jumlo ah 24/7
- Gaarsiin heer sare
B2C · Macaamiilka
Ka iibso khudaar, miraha, iyo dalagyo tayo leh qiimo jaban.
- Dukaamada online
- Organic iyo cusub
Noogu Biir Dhulbeere
Hel wararka beeraha cusub, qiimaha gaarka ah, iyo tababarada beeralayda.
500+
Hectares
200+
Beeraley
B2B Ready
Ganacsi weyn
100% Organic
Goal